DAAWO – Guddoomiyaha XIM Oo Booqday Dadkii Ku Waxyeeloobay Qaraxii Ka Dhacay Isgoyska Banaadir

Al-Shabaab ayaa gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay waxa ay la eegteen kolonyo ka tirsan ciidamada Booliska ee magaalada Muqdisho, waxaana ku dhintay afar qof, halka ay ku dhaawacmeen sagaal kale, iyadoo dowladda Soomaaliya ay cambaareysay weerarka. Abshir Ferro ayaa booqday dadkii ku dhintay masiibadan.
Share
Share

By Eryal TV

A car bomb explosion in Mogadishu on Saturday targeted a police convoy, killing at least four people and injuring nine others, mostly civilians. The blast aimed at Banaadir regional police commander Col. Farhan Qarole, but he was unharmed. The attack was carried out by the terrorist group al-Shabaab, which claimed responsibility, stating it had killed four soldiers and wounded five others. The Somali government condemned the attack, expressing shock and grief over the loss of civilian lives. The explosion caused significant damage to nearby offices and buildings, with eyewitnesses describing the blast as powerful.

 

 

 

Hel wax badan